BOQOR RAABI YUUSUF C/lAAHI OO HANBALYEEY MURASHAXA MADAXWAYNAHA XISBIGA UCID

Filed under: Features,Wararkii ugu Dambeeyay |

Hargeysa July 15,2012(SDN)-Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan saxaafada madaxa banaan meelkasta ha joogaane

waxaa kale oo aan salaamayaa dhamaan shacbiwaynaha reer somaliland,sidoo kale  waxaan leeyahey  RAMADAANTA ha loo diyaar garoobo meelkasta oo aad dunida ka joogtaan,madaama oo aynu nahey dad islaam ah

Hadaba waxaan hanbalyo u diraayaa Murashaxa madaxwayne ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee ucid Aqoonyahan Jamaal cali xuseen oo ah nin da,yar oo wax badan inagu soo kordhinkara maadaama uu saaxiibo badan dunida ku leeyey kuwaas oo u badan madaxwaynayaal isugu jira African iyo Dhamaan qaaradaha kale ee dunida

waxaanan leeyahey hanbalyo hanbalyo ilaaheyna halkaad dooneyso ha ku gaadhsiiyo

——————————————

Boqor raabi yuusuf c/laahi

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>