Makhtal Ictiraaf:Socdaalka Ictiraaf doonka waxa igu Kalifay ka beensheega Taariikhda Somaliland(DHEGEYSO)

Filed under: Features,Wararkii ugu Dambeeyay |

Birmingham July 16,2012(SDN)-Maxamed Muuse Yusuf oo inta badani u taqaano Makhtal Ictiraaf ayaa waxa uu sanooyinkii u danbeeyay waxa uu ku jiray Gaadhi Socod uu ku baadi goobayo Aqoonsi taam oo ay helaan reer Somaliland.

Makhtal ayaa Gaadhi socodkiisa wareegiisii labaad dhawaan ku yimi woqooyiga America,waxaanu nooga waramay socdaalkiisa iyo cida uu la kulamay.

Md Maxamed Muuse Yusuf ayaa nooga waramay waxa ku dheliyay socdaaladan uu dunida qaaradeheeda ku maray,waxaanu ku jawaabay tix gabaya oo uu arinkaa ka tiriyay.

 

 

HALKAN GUJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA MAKHTAL ICTIRAAF

 

2 Responses to Makhtal Ictiraaf:Socdaalka Ictiraaf doonka waxa igu Kalifay ka beensheega Taariikhda Somaliland(DHEGEYSO)

  1. MAQTAL MOHAMED ICTIRAAF DOONKA SOMALILAND, WAA HALYEY SI FIICAN U FEKERAY
    SIDUU UGU HEELAN YAHAY AQOOSIGA SOMALILAND EE ADDUUNKA MARAY UGU MARAY GAADHIGIISA OO AY KU XARDHAN AMA AY KU SHARAXANTAHAY ASTAAMAHA SOMALILAND
    IYO CALANKA SOMALILAND IYO MADAXWEYNAHA SAWIRKA SOMALILAND AHMED MOHAMED
    MAXAMUD SIILAANYO.

    WAXAANAN KU HANBALYEYNAYAA HALGANKA LIXAAD MUDAN EE ADDUUNKA KA SOO DHAA-
    DHICIYEY IN AY U QALANTO IN LA ICTIRAAFO SOMALILAND MAADAAME AY SOMALILAND BUUXISAY SHURUUDIHII DAWLAD LAGU AQOONSAN KARO.

    HA NOOLAADO MAQTAL ICTIRAAF SOMALILAND…VIVA SOMALILANNNNNNNNNNNNNNNND.

    MOHAMUD FARAH W
    July 16, 2012 at 9:49 am
    Reply

  2. HA KA DAALIN ICTIRAAFKII WAA DHOW YAHAY
    RIYAAD

    MARKAAWI
    July 16, 2012 at 10:26 pm
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>