Daawo Muqaalka Cabdiraxmaan Cirro oo beeninaya in uu lacago ka helay Guddomiyaha Jabuuti xiligii uu socdey Khilaafkii UCID

Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay |

Hargeysa July 25,2012(SDN)-Guddoomiyaha Gollaha wakiilada Somaliland Cabdiraxman cabdilahi Cirro ayaa maanta mar uu u waramay HornCable TV waxa uu sheegay in aanu wax lacago ah ka helin Guddoomiyaha Baanka Jabuuti Jaamac Xeyd.

Guddomiyaha Wakiilada ee hadana ah guddoomiyaha ururka Wadani ayaa ka jawaabayay lacago uu Dahabshiil u soo dhigay Jaamaca Xeyd mudo ku beegneyd xili uu muran siyaasadeed ka dhexeeyay guddoomiyaha UCID Fasal Cali Waraabe.


 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>