Tijaabi Aqoontaada Diinta oo ka Jawaab Suaalahanadoon eegin jawaabaha

Filed under: Features,Wararkii ugu Dambeeyay |

Barlin July 31,2012(SDN)-dhamaan umada muslimta ah meel kasta oo ay joogaan waxaan ku salaaamaya salaanti rasuulka(NNKH) asalaamu calkum warxamaatulaah waa barkaartu : salaan qiimo leeh kadib,waxaan idin soo gudbiinayaa bishaan barkaysaan ee ramadaan sii aan uga wada faa iidaysno,,, suaalo diin ah…. fadalaan ka jawaaba….

1:sheeg sanadkii uu dhacay dagaalkii bedar?

2:sheeg sanadkii uu dhacay dagaalkii uxud?

3:sheeg saxaabigii loo aqoon jiray saaxibu rsuuli laahi?

4:sheeg inta jeer uu xajiyey Rasuulka?

5:sheeg inta jeer ee lagu xusay kalimada shaydaan?

6: sheeg sanadkii uu xajiyey rasuulka?

6:sheeg asxaabigii uu nabigu(NNKh) uu sheegay in uu ALLEH jecalyahay?

7:sheeg…goorma ayaa laa furtay masar?

8:sheeg ayaa furtay masar?

-

Jawaabo;

 

J1-:waa:2aad ee hijiriyad

J2-waa;3aad ee hijiriyada

J3-:waa:xudayfa binu yamaam

J4:waa:halmar

J5-waa:88jeer

J6-;waa;sanadkii 10aad ee hijiriyada

J7;-waxuu ahaa miqdaad binu camaar

J8;-waxa laa furtay 18 hijriyadaa

J9;-waxaa furtay cumar binu caas
waxaa soo diyaariyeey jamac maxmaed xandule
jamaca143@hotmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>