Maxaa la gudboon in ay Sameeyaan Masuuliyiinta la khashifay Hantida Dahabshiil u taal?Dood furan

Filed under: Features,Wararkii ugu Dambeeyay |

London August 01,2012(SDN)-Waxa dhawaan kooxda Anonamous ee jabsatay xogta macaamiisha Banka Dahabshiil ay soo bandhigtay Hantida Masuuliyiin hore fartu ugu godneyd in ay ku tagrifalaan hantida guud ee ummadda.

Hadaba kolka aad eegto sida masuuliyiintani ay siyaasada ugu cusub yihiin iyo sida Xisaabaadkoodu xad dhaafka u yahay waxa la is oran karaa miyaaney aheyn in shacabka hantidooda la weecsaday ay kacdoon ka sameeyaan arrinka,kol hadii ay ashqaastani ka hadli waayeen halka hantida ay ka keeneen.

Hadaba fikirkaaga ka soo dhiibo Akhriste sida aad u aragto in masuuloiyiintani ay hanti intan le’egi u taalo Dahabshiil oo qura,bal ka waran Bananka kalena?

Fadlan Hoosta ku qor fikirkaaga saliimka ah ee ku wejahan arrinkan.

SDN-London

contact@somalidiasporanews.com

One Response to Maxaa la gudboon in ay Sameeyaan Masuuliyiinta la khashifay Hantida Dahabshiil u taal?Dood furan

  1. waxaa la gudboon in ay cafis waydiistaan dadka ay xolohooda qaateen, lacagtana mashaariic caami ah ay ku samneeyaan wax danbena aanay dhigan dhiig shiil

    abdinuur
    August 1, 2012 at 8:03 am
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>