Ciid wanaagsan, Ciid Mubaarak

Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay |

Muqdisho Aug 18,2012(SDN)-  Dhamaan Ummada Muslimka meel kastaa oo ay joogaan waxaan hawada ka leenahay ciid wanaagsan.

Caawa oo ah habeenimo Sabti ah Axadna ay soo galayso waa habeenimo Ciid ah,waxaana ciidaan ay tahay ciid Ummadda Islaamka meel kastaa oo ay dunida ka joogana si isku mid ah u ciidayaan.

Bogga Qurbejoog.com  waxaa idinkugu hambalyeynayaa munaasabadda ciiddul fidriga ,waxaana maamulka iyo shaqaalaha Bogga uu idin leeyahay Ciid wanagsan..

Shacabka waxaan u rajeynaynaa in Ciiddaan Ciideeda ay ku gaaraan bash iyo baraare.

Ciid Wanaagsan, Ciid Wanaagsan

SDN-Muqdisho

Contact@somalidiasporanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>