Soo saareyaasha Barnaamijyada Sugaanta iyo Diinta ee qurbejoog.com oo ummada Hambalyeeyay

Filed under: Features |
Dhamaan Umada Islaamka ah meel kasto oo ay joogaan gaar ahaan intaa ku hadaashaa Af- Somaliga waxa si wada jiraa Hanbaalayadaa maalintaa Ciidul Fidriga ah ugu wada diraayaa : Mudane. Jaamac Maxamed Xandule iyo marwo: Muna Maxamed Dahiir, waxay idiin leeyihiin dhamaan ku Ciida Caafimaad qab iyo Cimir dheerar iyo Camal suuban, ILahayna Sandkaas Sandkiisa ha inagu gaadhsiiyo bash bash iyo Barwaaqo Ammiin Ammin Ammin.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>