TAHNIYAD CIID MUBAARAK DHAMAAN DADKAN SHARFTA MUDAN

Filed under: Features |
Ciid mubaarak dhamaan umada muslimka ee  ka ciidayaha dacalada aduunka

Waxaan tahniyada ciida u dirayaa dhamaan masuuliyiinta daadahaynaya  websitka somalidiaporanews

 ee hawlkarnimada muujiyay iyo dadaalka dheeeraadka ah

waxaan kaloo tahniyada  ciida u dirayaa dhamaan eheladayda iyo qaraabadayda iyo asxaabtayda

waxaan kaloo tahniyad ciida u dirayaa dhamaan caruurtayda aad iigu dheer ku noolaada bash bash iyo  barwaaqo aabo

waxaan kaloo tahnaiyada ciida u dirayaa ururka samafalka HALDOOR.ORG  iyo xubnaha ku bahoobay

ururkan oo ah mid ka hawl gala somaliland dadka danyarata caawiya[ sidaa umada u gargaarteen ilaahay

ha idiin gargaaro dhamaantiin.

waxan kaloo tahniyad u diraya dhamaan akhrisataaysha iyo qoraaaga somalidiasporanews

waxaan kaloo tahniyada ciida u dirayaa dhamaan shacabka somaliland ee kala jooga dacalada aduunka

ciid mubaarak dhamaantiin  ciida ciideeda kale kuwii ku gaadha cafimaad qab iyo wanaag ilaahay sxw haynaga yeelo

siciid cabdi dheen

dheen2011@hotmail.co.uk

london

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>