Askar isku dishay Afgooye, Sh/hoose

Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay |

Afgooye Aug 25,2012(SDN)-  Askari ka tirsan Ciidamada Milateriga ee Ku sugan degmada Afgooye ayaa Askari kale oo ka tirsan Ciidanka booliska Maanta ku dilay Gudaha degmadaasi.

Dilkan ayaa sida la sheegay ka dhashay kaddib muran soo kala dhex galay labadan askari oo ka wada tirsan ciidamada dowladda.

Ciidamada milateriga dowladda ayaa goobta soo gaaray, iyagoo gacanta ku dhigay askarigii falka geystay.

Xabsiga ayaa loo taxaabay askarigii dilka geystay iyadoo ay maamulka degmadana sheegeen in dhawaan maxkamad la saari doono oo ay ka warbixin doonan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>