Daawo Sawirrada Qaraxyadii lala eegtay Madaxweynaha cusub

Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay |

Muqdisho  Sept 12,2012(SDN)-   Sawirradaani waa Sawirrada Hotelka uu degan yahay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo maanta ka bad baaday Weerar Ismiidaamin ah oo lagu soo qaaday.

Sawirradaani waxaa suuro gashay in la qaado Jawiga oo degan, waayo qaraxa markii uu dhacay Muddo daqiiqado ah ayaa waxa is qabsaday rasaas xooggan oo ay fureen Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo ilaalo ka ahaa Hotelka.

ku dhawaad 8-ruux ayaa ku geeriyootay qaraxii maanta Ismiidaaminta ahaa kuwaasi oo labo ka mid ah ay ahaayeen dadkii is qarxiyay halka tiro intaasi ka badanna ay ku dhaawacmeen.

Halkan ka Daawo Sawirrada Qaraxa

SDN-Muqdisho

Contact@somalidiasporanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>