Somali National TV Wareysigii Goolhayihii Horseed Iyo Qarankaba Maxamed Cabdi Jaahuur(DAAWO)

Filed under: Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay |

Ottawa Sep-12-2012-Saaxiibayaal Xulashadeena ciyaaraha Maanta waxaynu ku eegeynaa wareysi dheer uu talefishinka qaranka Soomaaliyeed la yeeshey Goolhayihii Naadigii Horseed Iyo qarankaba Maxamed Cabdi Cumar (JAAHUUR).

Jahuur oo haatan ah mid ka mida ciyaaryahanadii qaranka ee weli ka dhex muuqda bahweynta ciyaaraha caalamka ayaanu wareysigiisa oo muqaal ah halkan idiinku soo bandhigeynaa ee daawasho haboon.

 

mjaahuur @hotmail.com

qurbejoognews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>