Guddoomiyaha Nasiye:Wasiirka Madaxtooyada Xirsi waxa uu doonayay in uu nagu afgenbiyo Kulmiye iyo Muuse Biixi,anana waanu diidnay(DHEGEYSO)

Filed under: Features,Wararkii ugu Dambeeyay |

Hargeysa Sept 22,2012(SDN)-Guddoomiyaha urur siyaasadeedka NASIYE Md Axmed Maxamuud Cumar (Talyaani)ayaa nooga waramay sababha keenay in ay tartanka doorashooyinka ka hadhaan iyo awooda baahday ee wasiirka Madaxtooyada Xirsi Xaaji.

Guddoomiyuhu waxa sidoo kale uu dhaliilay Guddoomiyaha Wakiilada oo isla markaana ah Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Wadani oo uu sheegay in xeerarka doorashooyinka uu isagu sameystay.

Guddoomiyaha NASIYE waxa sidoo kale uu ka waramay isbedelka hogaan ee ku dhacay Madaxweyne Axmed Siilaanyo.

Sidoo kale waxa uu Guddoomiye Axmed Talyani ka waramayaa xurguf u dhexeysa wasiir Xirsi iyo Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.

SDN-Hargeysa

contact@somalidiasporanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>