Xaaji Cabdikariim Xuseen(CABDI WARAABE) oo dalka Dib ugu soo noqday ka dib kolkii Jabuuti Caafimaad loo geeyay

Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay |

Hargeysa Sept 21,2012(SDN)-Waxa maanta magaalada Hargeysa soo gaadhay Odey Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) oo mudo dhwr todobaada dalka Jabuuti ugu maqnaa xaalad caafimaad oo soo wejahaday.

Xaajiga oo ka mida gollaha Guurtida ee Somaliland isla markaana mudo aad u dheer ka mid ahaa siyasiyiinta iyo madaxdhaqameedka Somaliland.

Xaajiga ayaa maanta Hargeysa dib ugu soo noqday ka dib kolkii xaaladiisa caamiaad ay ka soo reysay.

Xaaji Cabdiwaraabe oo aan saxaafada la hadal kolkuu soo degay ayaa lahaa muqaal aad u wanaagsan.

SDN-Hargeysa

contact@somalidiasporanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>