Cabdiraxmaan Cirro:Labada Xil een hayo Caqabad kuma noqon doonaan Doorashooyinka(DHEGEYSO)

Filed under: Features,Wararkii ugu Dambeeyay |

Hargeysa Sept 26,2012(SDN)-Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada ahna Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Wadani oo aanu wareysi la yeelanay ayaa waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay eedaha la xidhiidha labada xil ee uu wadajirka u hayo.

Gudoomiyaha ayaa ugu baaqay xisbiyaada iyo ururada siyaasiga ee tartanka kula jira in ay dhiiranaan la yimaadaan ama ay isaga haraan.

 

SDN-Hargeysa

contact@somalidiasporanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>