OGAYSIIS OGAYSIIS DHAMAAN JAALIYADA SOMALILAND EE OTTAWA IYO NAWAAXIGEEDA…

Filed under: Features |

ASALAAMU CALAYKUM WAXAA LA OGAYSINAYAA DHAMAAN JAALIYADA SOMALILAND EE DEGAN OTTAWA IYO NAWAAXIGEEDA IN MALINTA BERI AH EE BISHU TAHAY: OCTOBER 13/2012. LA QABANAAYO BAROORDIIQDII ALLAH HA U NAXARIISTEE ABWAAN MOHAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE WAXAAN IDINKA CODSANAYNAA INAAD NAGALA SOO QAYBGASHAAN BAROORDIIQDA MADAAMA OO UU AHAA N IN QAALIYA OO KA BAXAY QARANKA JAMHUURIYADA SOMALILAND WAXAA LAGA SHEEKAYNDOONAA TARIIKHDIISII IYO FANKISIIBA WAXAANA KA HADLAYAA WAXGARAD IYO ODAYAAL AY ISKU CLASS AHAYEEN IYO QAAR AY SNM KU WADA JIREENBA OO AAD U GARANAYAA MARXUUMKA SAACADU WAA 2:00PMILAA 5:00PM GOOBTUNA WAA Sandy Hill Community Center – 250 Somerset East
KU SOO DHAWAADA GACMO FURAN WAJI FURAN ALL WELCOME

THANKS ALL

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>