Xuseen Carab Ciise: Hubka Xayiraadda saaran halaga qaado Somaliya

Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay |

Muqdisho Oct 14,2012(SDN)- Wasiirka gaashaandhiga xukuumaddii waqdigeeda laga soo gudbay Xuseen Carab Ciise ayaa sheegay in ay muhiim tahay xayiraadda dhanka Hubka ah laga qaado Soomaaliya.

Xuseen Carab Ciise oo lahadlayay Laanta afka Soomaaliga ah ee VOA ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo in Cuna qabateynta hubka ah laga qaado Soomaaliya maadaama laga baxay nidaamkii KMG ahaa  islamar ahaantana Lamaha amaanka ay wax badan ka saacidi doonan arinka,isagoo Hadalkiisa raaciyay in uusan dhaheen hala dadajiyo Go’anka Balse uu Muhiim yahay.

Hadalkaani ka soo yeeray Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo ku aaddan inay Muhiim tahy in laga qaado Soomaaliya cuna qabatenta dhanka Hubka ah ayaa imaanaya xili Dalkeenaan Soomaaliya xayiradda Hubka lagu soo rogay Sanadihii sagaa shameeyadi wixii ka danbeeyay Dowladdi dhaxana uu saarnaa.

SDN-Muqdisho

Contact@somalidiasporanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>