Wareysi Gudoomiyaha La Dagaalanka Qabyalada Mudane Cawale Birinbir iyo Gudoomiyha xidhidhka jaaliyada somaliland(DAAWO)

Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay |

London Oct 17,2012(SDN)-Akhristeyaal waa mid ka mida baahinta Somali Channel oo lagu eegayo Dedaalada uu wado GuddoomiyahaLa Dagaalanka Qabyalada Mudane Cawale Birinbir wax qabadka xafiiska Qurbejooga Somaliland oo haatan UK laga yagleelay.

Dooda waxa wadaagaya Yaasmiin Abokor,Cawaale Birirnbir,Guddoomiyaha Qurbejooga Somaliland Siciid Cabdi Ducaale iyo Xiriiriyaha Qurbejooga Somaliland Cabdinasir Garaad Abshir.

Daawasho Haboon

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>