Wafdi ka socda Komishinka Qaranka Somaliland oo Ku sugan casimada wadanka uk london

Filed under: Sports,Wararkii ugu Dambeeyay |

London Oct 19,2012 (SDN) wafdi balaran oo ka socda komoshinka dorooshoyinka somaliland aya ku sugan casimada wadankan uk wafdigan oo ay shabakada wararka qurbojoog la kulantay ayaa waxay uga waranameen  socdaalkooda oo ay shegeen in ay u jogaan hawl shaqo oo anay ka hor dhacayn iyaga oo xusay in ay rajaynayaan in dorashada soo socota ee golaha deeganka ay si dimiqraadiya u dhaci donto ayna rajaynayaan guul waxa kale oo ay shegeen in dhamaan qalabkii lagu hawl  gali lahaa diyaar u  yihiin  oo ay  dhawaan dalka  soo  garayaan .waxayna shegeen in ay dhawaan la hadli donaan saxafada  .

Xafiiska wararka ee qurbojoog.com
Uk London
contact@somalidiasporanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>