Abwaan Cabdilaahi Lagjar oo Madal toban qofood isugu timi ku shaaciyay Somaliweynimo(DHEGEYSO)

Filed under: Features,Wararkii ugu Dambeeyay |

Toronto Oct 24,2012(SDN)-Waxa magaalada Toronto dhawaan lagu qabtay kulan looga hadlayo arimo dhawr ah oo salka ku hayay nooca ay noqon karaan wadahadalo dhex mara Somaliland iyo Soomaaliya.

Kulankan oo ay ka khudbadeeyeen dad kala taageersan Khaatumo,Awdal iyo Makhir State ayaa khudbadii ugu xiisaha badneyd waxa jeediyay Abwaan hore ugu caan baxay difaaca gooni isu taaga Somaliland Cabdilaahi Lagjar.

Lagjar ayaa shirka dadka ka qeybgalay shaki ka qabeen waxa uu ka oran doono,sida laga dareemi karo hadalka soo dhawenta Nakruuma.

Lagjar ayaa halkaa ka sheegay in uu haatan taageersan yahay qadiyada Somaliweyn,DHEGEYSO OO KA BOGO

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>