Xisbiga Ucid Laantisa uk oo Hambalyo iyo Taagero u Diraya shirki golaha dhaxe iyo goamadii ka soo baxay

Filed under: Sports,Wararkii ugu Dambeeyay |

london Oct29/12 Xisbiga Ucid laantisa uk aya waxay hambalyo iyo taagero u dirayaan hogaanka cusub ee la doortay xisbiga ucid iyo guusha uu ku dhamaday shirwaynahii golaha dhaxe ee maanta ku qabsoomay caasimada wadanka somaliland ee Hargaysa iyaga oo hamalyo u diraya murashaxa madaxwaynaha Aqon yahan Jamaal Cali Xuseen iyo ku xigeenkisa Cabdirasid Xasan Mataan waxay kale oo baaq u diraeen dhamaan tageerayashaa xisbiga Meel kasta oo ay jogaan in ay sii laba labaan tageerada ay u hayaan xisbiga waxa kale baaq u direen in maalinta Salasada ee bishu tahay 30/10/2012 ay mujiyaan cududa uu leyahay xisbiga dhamaan gobolada dalka oo dhan waxa kale hambalyo u dirayaan gudoomiyaha xisbiga Eng:faysal cali waraabe  .

 

Xafiiska wararka qurbojoog

London

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>