Xulka Tansaaniya oo 7-0 Ku Sagootisey Xulka Soomaaliya Muxuuse Galabsadey?

Filed under: Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay |

OTTAWA-Dec-2nd-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku lafagureynaa xulka Soomaaliya oo laga dhigtey halaq mareen ee muxuu galabsadey?

Akhyaartay sida eynu la wada socono waxaa si habsami ah ugua socda Kambaala koobkii kubadda cagta ee bariga iyo bartamha Afrika (CECAFA),haddaba Soomaaliya waxaa uga qebgaley xul ku sheeq oo la soo lugooyey.

Lama arag lamana maqal xul qaran oo laga soo uruuriyey Yurub,Amerika iyo Afrika oo la xareeyey Laba wiig oo kaliya mmaguul buu keeni kara jawaabtu waa maya in dhibca lagu uruursada mooyaane.

Haddaba xulka Soomaaliya waxay isku guruub (B) ku wada jiraan Burindi,Suudaan iyo Tansaniya haddaba ciyaartii ugu horeysey Burundi-5-Soomaaliya -1- tii labaadna Sudan-1-0-Soomalya tii qalbi jabkana waxaa 7-0 uga badiyey xulka Tansaaniya goolashaa faraha badan waxaa -5- ka dhaliyey Mai sho Ngassa.

Haddaba xiriirka kubadda cagta ee ma sheexaysha ah ee ka fakiraya dantooda oo kaliya hakadaayeen masaakiintaoo ay sidii carsaanyadii kolba meeel ula cararayaan.

W/ Jaahuur

qurbejoognews.com

jjaahuur@hotmail.com.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>