Berbera Dec4/12 -16 degmo oo ka mid ah 19 degmo oo doorashada Deegaanka Somaliland ka dhacday, ayaa waxa aqlabiyaddooda ku guulaystay xisbul-xaakimka Kulmiye oo 12 hoggaaminaya 12 degmo, halka kaalinta labaad uu ku jiro urur-siyaasadeedka Wadani, balse aan weli si cad loogu kala bixin kaalinta saddexaad oo ay tirooyin aad isugu dhaw dhaw ay isu daba-fadhiyaan Xisbigada UCID iyo ururada Xaqsoor iyo Ray
Hadaba, 16 kaas degmo oo magacyadoodu kala yihiin; Ceerigaabo, Boorama, Laascaanood, ,Lughaya, Balligubadle, Oodweyne, Saylac, Baki, Sheekh, Caynabo, Ceel-afweyn, Qorilugud, Gar-adag, Sallaxley, Xudun iyo Berbera waxa isugaynta kuraasta dawladahooda Hoose ee ay kala heleen todobada urur/xisbi kala yihiin sidan:
qurbojoog.com