Komishanka Doorashada Degmada Berbera Oo ku dhawaaqay Natiijada Codbixinta

Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay |

Berbera Dec4/12Berbera-(Berberanews)-Komishanka doorashooyinka degmadda Berbera ayaa goor dhawayd si rasmi ah u shaaciyay natiijadda doorashadda deegaanka oo todobaadkii hore ka dhacday wadanka.

Magacyada Xisbiyada/ururada iyo sida loo kala helay

1- KULMIYE = 9 kursi
2- UCID= 5 kursi
3- WADANI = 3 kursi
4- RAYS=2 KUSRI

5- UMMADDA=1 KUSRI
6- Xaqsoor –1

qurbojoog.Berbera

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>