Xiddigii Reer Kansas City(CHIEFS)Jovan Belcher oo Xaaskiisii Khaarijiyey isna israaciyey(SAWIRO)

Filed under: Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay |

Kansas City-Dec-03-2012-qurbejoognews.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku lafagureynaa xiddiga Cansas City(CHIEFS) JOVAN BELCHER 00 xaaskiisii toogosho ku diley isna iskhaarijiyey.

Laacibka reer Mareykan una ciyaara Naadiga kubadda lugta (American Football) ee Kansas City Chiefs ayaa muran farabadan oo dhexmarey isaga iyo xaskiisa oo lagu magacaabo (Kasandra Perkins) Kasbadey inuu khaarijiyo.

Haddaba sababta uu ku diley waxay ku soo biya shubataey iyada oo ku soo raagtey RIWAAYED(CONCERT),waxaana ka heesayey fanaanka TREY SONGZ,waxayna guriga ku soo laabatey kawdii habeenimo ama 1-AM.

Saaxiibayaal Jovan oo 25-jir ah iyo Kasandra oo 22-ah waxay korsanayeen gabadh saddex bilood oo kaliya jirtey,haddaba muran farabadan ayaa wuxuu g’aan ku gaadhey inuu khaarajiyo wxuuna ku dhuftey shan iyo labaatan xabadood(25 SHOTS),isna wuu israaciyey arintana waxay dhacdey Sabtidii aynu soo dhaafney.

Haddaba Mucjisadan oo dhacdey Sabtidii aynu soo dhaafney ayaa Jovan kooxdiisu waxay habeenkii ku xigey  ee Axaddii la ciyaareen Carolina Panthers waxayna ku badiyeen (CORALINA- 27—PANTHERES-21-).

W/qorey Jaahuur

qurbejoognews.com

jjaahuur@hotmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>