Halkan Ka Akhriso Liiska Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa Oo Goor Dhawayd La Shaaciyey

Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay |

Hargeysa (SDN) Dec 6,2012 – Komiishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay natiijadda doorashadda ee Caasimadda Hargeysa.

Komiishanku wuxuu soo bandhigay liiska golaha deegaanka Hargeysa, kuwaasi oo xisbiyadda iyo ururadda siyaasada uga soo baxay doorashadda golayaasha deegaanka ee Caasimadda Hargeysa.

Halkan Ka Akhriso Liiska Xildhibaanadda.

Umadda

  1. 1.      Axmed Cali Haybe Nuur
  2. 2.      Khaalid Cabdi Cawad Abyan
  3. 3.      Musatafe Cismaan Daahir

UCID

  1. 1.      Maxamed Aw Aadan Wayrax
  2. 2.      Khadar Ibaraahim Axmed
  3. 3.      Cabdicasiis Maxamed Xaashi Maxamed
  4. 4.      Maxamed Cabdi Aadan Yuusuf

Kulmiye

  1. 1.      Hanad Xaashi Axmed
  2. 2.      Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Saltelco)
  3. 3.      Cismaan Xasan Faarax (Waxar)
  4. 4.      Eng. Yuusuf Warsame Saciid.
  5. 5.      Axmed Siyaad Muxumed
  6. 6.      Axmed Daahir Axmed
  7. 7.      Cabdi Cali Yuusuf

Dalsan

  1. 1.      Cabdicasiis Aadan Habane (Sisto)
  2. 2.      Fu’aad Saxardiid Caabi

Rays.

1/. Khadar Xuseen Cali (Bohosha)

Waddani

  1. 1.      Maxamed Warsame Caalin\
  2. 2.      Cabdiqani Yuusf Cabdilaahi
  3. 3.      Cabdilahi Aadan Cal
  4. 4.      Cabdirisaaq Faarax Xasan

Xaqsoor

  1. 1.      Saleebaan Daahri Cabdilaahi (Dugax)\
  2. 2.      Cabdilaahi Aw Aadan Maxamuud
  3. 3.      Cabdilaahi Saciid Faarax
  4. 4.      Deeq Ducaale Cismaan.
qurbojoog/xigasho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>