Is rasasyn Xogan oo ka socota qaybo ka mida caasimada Somaliland ee Hargaysa iyo dhawac iyo dhimasho hada la soo sheegayo

Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay |

Hargasya Dec6/12 (SDN) waxa hada ka socda caasimada somaliland rabshado ay wadaan tageerayasha ururka xaqsoor oo aan ku qancin dorashadii somaliland waxa ay tagerayashuu xireen birijka wayn ee hargaysa iyo birijka labaad ee cusub taas oo ay ku xireen biro iyo taayiro ka dib waxa ciidanka booliska ay bilabeen in ay ridaan rasaasta cirka loo rido lakiin waxa ay kala kulmeen is cabin xaga dhinaca xaafada Axmed Dhagax waxa hada la soo shegaya khasaro ka dhashay dagalkaas iyada oo la filaayo in gurmad uga yimaado dhincaa iyo degmada Baligubadle .tagerayashan aya waxa ay ka cabanaya dorashada golaha deeganaka ee ka dhacday somaliland, ilaa imika lama hayo cid kala dhax gashay oo ka socta golaha guurtida oo u xil saran nabada wadanka . masuulinta ururka xaqsoor ayaan ilaa hada wax hadala laga hayn iyada oo la filayo in uu sii xoogaysto mudaharadka looga soo jeedo doorashada .

 

Hargaysa qurbojoog

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>