liiska xildhibaanada ku guulaystay golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa Beelaha ay ka soo Jedaan .

Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay |

HargeysaDec 7/12  (SDN) Akhristayaal sidaanu idiinku ballan qaadnay waxaanu idiin soo gudbinayna liiska xildhibaanada ku guulaystay golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa Beelaha ay ka soo Jedaan.

KULMIYE

1.Hanad Xaashi Axmed Caydiid 5474 (Sacad Muuse /Reer Samtar)
2. C/raxmaan Maxamuud Caydiid Cabdi (SOLTELCO) 4455 (Sacad Muuse /Reer Gadiid)
3.Cismaan Xasan Faarax Shiil (Waxar) 4151 (Sacad Muuse /Reer Shirdoon)
4.Eng. Yuusuf Warsame Siciid 3793   Sacad Muuse /Reer Axmed)
5. Axmed  Siyaad Muxumed Giirre 3625 (Ciidagale Abokor Muuse)
6.Axmed Daahir Axmed Magan 3484  (Sacad Muuse /Axmed Cabdale )
7.Cabdi Cali Yuusuf Liibaan 3265     (Sacad Muuse /Cabdala Sacad)

UCID

1.Maxamed Aw Adan Wayrax Geelle 4477 (Ciise Muuse Reer Cadawe)
2.Khadar Ibraahim Axmed 3544  (Ciidagale Reer Xamud)
3.Cabdicasiis Maxamed Xaashi 3003 (Ciidagale Reer Adan)
4.Maxamed Cabdi Adan Yuusuf 2266 (Ciidagale Bilaal)

WADDANI

1.Maxamed Warsame Caalin Timacadde 5315 (Habaryonis /Isaxaq/Cabdale)
2.C/qani Yuusuf Cabdillaahi Ina Macalin 2969 (Habaryonis /Isaxaq/Cabdale)
3.C/laahi Cali Adan Yuusuf (Cabbaas) 2902 (Habaryonis /Isaxaq/habar kaliil)
4.C/risaaq Faarax Xassan (Qawdhan) 2621  (Habaryonis /Isaxaq/Qasin)

XAQSOOR

1.Saleebaan Daahir Cabdillaahi Raagsane 4558 (Arab /samane)
2.C/laahi Aw Adan Maxamed Cawil 2899  (Arab /Guulane)
3.C/laahi Siciid Faarax Diiriye 2719  (Arab /Reer Cali)
4.Deeq Ducaale Cismaan Guuleed 2364  (Arab /Afyare)

UMADDA

Cali Axmed Haybe Nuur 3786  (Habaryonis /Isaxaq/Cabdale)
khaalid cabdi cawad abyan 2949 (Habaryonis /Sugule)
Mustafe cismaan daahir 2861 (Habaryonis /Isaxaq/Qaasin)

Rays

1.Khadar Xuseen Cali Ismaaciil 1877 (Sacad Muuse /Reer Gadiid)

Dalsan

1.C/casiis Adan Habane 3589(Sacad Muuse /Reer Cabane)
2.Fu’aad Saxardiid Caabi 2499(Sacad Muuse /Reer Samtar)

Hargaysa Qurbojoog.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>