Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacab-weynaha Somaliland, gudo iyo dibaddaba Hodan Axmed Cabdilahi

Filed under: Features |

Marwo/Mudane, (KampalaDN)Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacab-weynaha Somaliland, gudo iyo dibaddaba, sida nabad gelyada iyo dimqraadiyadu ku dheehnayd ee doorashooyinkii inoogu soo gebogebaysmeen. Waa maalin kale oo sharaf u soo hoysay qarankeena Somaliland. Tartankii doorasho ee la galay maxsuulkii ka soo baxay waa guul si gaar ah iyo si guudba aynu u wada leenahay. Waxaanan hambalyaynayaa intii kale ee dhigay ahayd ee ku guulaystay doorashadMarwo/Mudane, (KampalaSDN)Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacab-weynaha Somaliland, gudo iyo dibaddaba, sida nabad gelyada iyo dimqraadiyadu ku dheehnayd ee doorashooyinkii inoogu soo gebogebaysmeen. Waa maalin kale oo sharaf u soo hoysay qarankeena Somaliland. Tartankii doorasho ee la galay maxsuulkii ka soo baxay waa guul si gaar ah iyo si guudba aynu u wada leenahay. Waxaanan hambalyaynayaa intii kale ee dhigay ahayd ee ku guulaystay doorashadii deegaanka Hargeysa iyo weliba guud ahaan dalkaba. Masuuliyad qaran baa idin fuushay hadeer, inaad ka dhab sheegtaan ayaan idinku dardaarayaa. Ilaahayna xilkaasi aad qaadeen ha idiin dhib yareeyo. Gunaanadkii, tartankii dheeraa iyo hawshii badnayd waxaynu uga dan lahayn u shaqaynta dadkeena iyo dalkeena. Waxaynu garawsanahay maanta inaynu is wada nahay, oo aynu nahay tiir midba ka kale dhisayo. Ulajeedadii uu qarankani lahanaa si cuddoon loo beegsaday. Guul iyo gobanimo, Xisbul Xaakimka KULMIYE Wariye khaddar bitijoor khadarbitijoor@hotmail.com +25679161106 OFFICE UGANDHA /KAMPALA Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacab-weynaha Somaliland, gudo iyo dibaddaba Hodan Axmed Cabdilahi ii deegaanka Hargeysa iyo weliba guud ahaan dalkaba. Masuuliyad qaran baa idin fuushay hadeer, inaad ka dhab sheegtaan ayaan idinku dardaarayaa. Ilaahayna xilkaasi aad qaadeen ha idiin dhib yareeyo. Gunaanadkii, tartankii dheeraa iyo hawshii badnayd waxaynu uga dan lahayn u shaqaynta dadkeena iyo dalkeena. Waxaynu garawsanahay maanta inaynu is wada nahay, oo aynu nahay tiir midba ka kale dhisayo. Ulajeedadii uu qarankani lahanaa si cuddoon loo beegsaday. Guul iyo gobanimo, Xisbul Xaakimka KULMIYE Wariye khaddar bitijoor khadarbitijoor@hotmail.com +25679161106 OFFICE UGANDHA /KAMPALA Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacab-weynaha Somaliland, gudo iyo dibaddaba Hodan Axmed Cabdilahi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>