Sinclair oo Ku Guuleysatey(Lou Marsh Awards) Iyo Ciyaaryahandda Sannadka.

Filed under: Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay |

Canada-Dec-12-2012-qurbejoognews.com-Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku bidhaamineynaa  Kabtanka(CAPTAIN) xulka qaranka kubadda cagta ee kanada(DUMARKA) SINCALIR oo loow magacaabey xiddigadda Sannadka(Player Of The Year)  iyo  abaamarinta(Lou Marsh Awards).

29-tan jirkan kana soo jeeda Burnaby B,C -Sinclair ayaa waxaa u magacaabey ciyaayahanada Sannadka Canadian Soccer Association(CSA) waxaana u foodey xagga Miidiyaha(Canadian Media) 50%- iyo tababarayaasha Kanada(Canadian Coaches) 50%.

Xiddigadan oo runtii wacdaro ka dhigtey ciyaarihii Olombikada ee lagu qabtey ciriga Ingiriiska siiba kulamadii badnaa ee xagga kubadda cagta ee dumarka,waxayna uruursatey -6-Gool ama Lix gool waxayna ku guuleysatey kabaha Dahabka(GOLDEN BOOT).

Haddaba Saaxiibayaal farxadahaa soo marey Sinclair waxaa ilaa iyo hadda ka soo kaban la’dahay ciyaartii simifaynalka ahayd (SEMI FINAL) ee dhexmartay xulka Kanada iyo Xulka USA  isla ciyaarihii Olombikada loogana badiyey 4-3,Sinclair ayaa 3-daa goolna ku farayareysatey ciyaartana waxay ka dhacdey garoonka M-united ee (OLD TRAFFORD).

Xiddigada reer Kanada Sinclair waxay simantay ciyaaryahanadii aduunka u caansanaa oo ay ka mid yahiin Micheal Jordan,sidaana eaxaa ka dhawaajiyey Tababaraha xul Kanada John Herdman.

W/Qorey Jaahuur

qurbejoognews.com

jjaahuur@hotmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>