Natiijooyinkii kala dambeeyay ee Guddida Doorashooyinka Somaliland ay shaaciyeen ee degmada Hargeysa

Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay |

Hargeysa Dec 13,2012(SDN)-Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa waxa ay dhawaan shaaciyeen natiijooyin kala duwan oo ka soo baxay doorashooyinkii golaha degaanka ee degmada Hargeysa.

Natiijooyinka kala duwan ayaa yimi ka dib kolkii dib loo tiriyay mid ka mida xaafadaha caasimada oo tiradii ka codeysay ay laba goor diiwaanka gashay.

Hadaba waa tan natiijadii hore ee Guddida Doorashooyinku shaaciyeen ee ka soo baxday doorashooyinkii Gollaha degaanka Hargeysa.

 

 Natiijadii hore ee Hargeisa

 

Halkan uga bogo natiijadii danbe ee Guddida Doorashooyinku u gudbiyeen Maxkamada gobolka Hargeysa dhawaanta.

 

Natiijadii danbe ee Hargeysa

 

Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa dib u soo celisay natiijadan danbe ee aan la shaacin bacdamaa aaney sharciga waafaqsaneyn.

SDN-Hargeysa
contact@somalidiasporanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>