Raiisul Wasaare Saacid oo magacaabay Wasiiro

Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay |

Muqdisho Dec 13,2012(SDN)-Raiisul wasaaraha dawlada Soomaaliya Md Cabdi Faarax Shridoon Saacid ayaa maanta ku dhawaaqay tiro wasiiro ah oo isugu jira wasiirul dawleyaal iyo wasiiro ku-xigeeno.

Hadaba waa kuwan liiska wasiirada maanta uu magacaabay raiisul wasaaruhu;

 

1-Cabdi Farax sheekh C/qadir  W/dowladaha madaxtooyada

2-Dr  Maxamed  Nuur Gacal W/dowlaha arrimaha dibada

3-Mahdi Maxamuud Cali W/dowlaha arrimaha gudaha

4-Maxamed Rashiid Sheekh Daahir W/Dowlaha Maaliyada

5-Maxamuud Ismaaciil Barqadle W/Dowlaha Horumarinta Iyo Adeega Bulshada

Magacyada 20ka Wasiir kuxigeen

1-Eng maxamed Aadan Axmed  W/kuxigenka arrimaha Dibada

2 Jamaal Axmed Barrow W/ ku xigeebka arrimaha dibada

3 Xasan Ibraahim Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha

4 Jaamac Axmed Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha

5 Maxamed Xasan Aadan W/ku xigen maaliyada

6 Abuukar Xasan Cali W/ku xigen maaliyada

7 Bashiir Maxamed jaamac W/ ku xigeenka horumarinta

8 Maxamuud Macalin Yaxye W/ku xigeenka hormarinta

9 Fahmo Axmed Nuur W/ku xigen cadaalada

10 Xasan Maxamed Jimcaale W/ku xigeenka cadalada

11 Nadiifo Maxamed Cusmaan W/ku xigeenka howlaha guud

12 Cali Shekh Maxamed W/ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiika

13 Siciido Xasan Cusmaan W/ku xigeenka Qeyraadka

14 C/raxmaan Maxamed Geedi W/ku xigeenka Qeyraadka

15 Axmed Maxamed Maxamuud W/ku xigeenka gaashaandhiga.

16 C/raxman kulmiye Xirsi W/ku xigeenka Gaasgaandhiga

17 C/qadir Sheekh Ismaacil W/ ku xigeenka Ganacsiga

18 Maxamed Cali Xagaa W/ku xigeenka Ganacsiga

19 C/shakuur Cali Mire wasiir ku xigeenka warfaafinta

20 Ibraahim Isaaq Yaroow wasiir ku xigeenka warfaafinta.

SDN-Muqdisho

contact@somalidiasporanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>