HAMBALYO IYO BOGAADIN KU SOCOTA MAAYIRKA CUSUB EE HARGEISA ENG.YOUSUF IYO KU XIGEENKIISABA CAGAWAYNE

Filed under: Features |

Anigoo ah Mohamed Ahmed Cige (mohamed case)  Waxaan halkan hambalyo qaaliya uga dirayaa maayarka cusub iyo ku xigeenkiisa ee loo doortay casimada dalka ee Hargeisa .

Muddane Eng. Yousuf Warsame Saed iyo ku xigeenkiisa Cabdicasiis Mohamed Xaashi (cagawayne). hadaba waxaa hubaal ah oo maragmadoona in manta casimada Hargeisa ay heshay dadkeedi Eng.Yousufna waa nin aqoon u leh dawladaha hoose sharciyaqaana ah.

Waxaan ilahay uga baryayaa mayirka iyo maayir ku xigeenka inuu ilaahy u fududeeyo hawsha loo dhiibay midna waxaan leeyahay xildhibaanada ka soo baxay maroodi jeex ninka hadaan la garab is taagin nin ma noqdee waa inaad la shaqaysaan oo gacmo wada jirbay wax ku qabtaane wax la qabataan ficil iyo odhaahba shacbiga Somaliland khaas ahaan kuwa ku sugan casimada Hargeisa waxaan ka codsanayaa inaad  xildhibaanda cusub aad si hagar la,aana wax ula qabtaan .

by mohamed ahmed cige (mohamed case)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>