Hambalyo Aroos oo ku socota boqorka C/raxmaan Cabdillaahi Sheekh Yoonis iyo boqorada Sahra Ibrahim Maxamuud Caraale

Filed under: Features |

Aabo Ibrahim Maxamuud Caraale, hooyo Kinsi Cumar Cabdi, Aamina Ibrahim Maxamuud Caraale, Xamda Ibrahim Maxamuud Caraale iyo saygeeda Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) iyo caruurtooda; Hanad, Filsan, iyo Liibaan; Xamse Ibrahim Maxamuud Caraale, Sabaax Ibrahim Maxamuud Caraale, Hibo Ibraahim Maxamuud Caraale, Yoonis Ibrahim Maxamuud Caraale; iyo dhamaan qoysaska reer Caraale iyo reer Maxamed Diiriye waxay tahniyad u dirayaan;

boqorka C/raxmaan Cabdillaahi Sheekh Yoonis iyo

boqorada Sahra Ibrahim Maxamuud Caraale

oo arooskoodu ka dhacay magaalada Hargeysa 30.12.2012, waxayna leeyihiin Ilaahay guurkiina ha ka dhigo kii lagu nagaado, ee lagu nasto; iyo ubad khayr qaba, bashbash iyo barwaaqo.

 

Aamin, Aamiin, Aamiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>