Nigeria oo Soo Gabgabeysey Riyadii Johan Cruf (Nigeria 1 Catanluya 1)

Filed under: Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay |

Jan-03-2012-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxeynu maanta ku jaleeceynaa xiddigii reer Holland ee barisamaadkii (Johan Cruf) oo riyadiisii huleeshey.

Haddaba wax badan ayaan maqaaladeydii hore uga soo qaatey Cruf taariikhdiisii laacibnimo iyo tababarnimo,wuxuu qarka u saaranyahay inuu gabiahaanba inuu  ka dhexbaxo ciyaaraha xanuunu dartiis.

Saaxiibayaal 65-an jirkan ayaa u horseedey naadiga weyn ee Barcelone ciyaarta casrigan ama tiknikada ay ku ciyaaraan wakhtigii uu tababaraha u ahaa koobab badana ku qaadeen.

Waxaa xusid mudan Johan Cruf tiknikada Tababaranimo waxay soo shaac baxdey markii Naadiga AJEX ku guuleysatey 3-ex horyaal 1985-88 Barcelona 11-an horyaal 1988-1996- Catalunya uu Tababare u yahay meyba ku salaaxin.

Asxaabtay haddii aynu wax yar dib u jaleecno iyo waxa ku kalifey in uu Cruf soo af jaro Tababarnimadii,wixii ka dambeeyey 2011 wuxuu guuleystey oo kaliya Argentiin uu uga badiyey 4-2,4-0 Hunduras,0-0 Tuuniisiya;iyo tii soo gabagabeysey inuu ka huleelow ciyaaraha 1-1 Nigeeriya.

W/ Qorey Jaahuur

qurbejoognews.com

jjahuur@hotmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>