Qaramada Midoobey:Waxa dagaalka Syria ku dhintay in ka badan 60,00 oo ruux

Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay |

New York Jan 03,2013(SDN)-Qaramada Midoobey ayaa maanta shaacisay tirad daka ku dhintay dagaalaka labada sano ka socda dalka Syria caalamkana ka codsaday in talaabo qaataan.

Hay’ada Qaramada Midoobey u qaabilsan xuquuqda aadanaha ayaa sheegtay in ilaa iyo haatan ay ku dhinteen dalka Syria ilaa 60,000 oo ruux.

Qaramada Midoobay ayaa beesha caalamka ku eedeysay in aaney waxba ka qaban colaada lagu hoobtay ee dalkaas.

Dawlada Mareykanka ayaa sheegtay in tirada ay QM shaacisay ay tahay mid aad uga hooseysa tirada dhabta ah ee dadka ku dhintay dagaalka Syria.

Dalalka reer galbeedka iyo qaar ka mida kuwa khaliijka ayaadhawaan mucaaridka Syria u aqoonsaday dawlada sharciga ah ee metesha shacabka reer Syria.

SDN-New York

contact@somalidiasporanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>