Ururka Samafalka ee Gaaroodi oo Ummadda ka Tacsiyadeeyay geerida Marxuum Caaqil Maxamuud Cade Gudde

Filed under: Features |

Bismillaahi Arraxmanirraxeem.

Asaalamu Calaykum wa Raxmatullah wa Barakaatuh.
Allaah ayaa mahad mudan,rasuulka naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato.
Innaa lillaah wa innaa ilayhi raajicuun
Wuxuu dhamaan ururka  Samafalka Gaaroodi mareegtan tacsi umarinayaan dhamaan Qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii  iyo guud ahaan ururka Gaaroodi oo uu u ahaa tiir adag oo aanu illaawi doonin uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee marxuum –Caaqil Maxamuud Cade Gude oo ku geeriyooday magaalada Bristol dalka Ingiriiska saaka waaberigii, waxaanu si gaar ah tacsi ugu diraynaa Qoyska marxuumku ka baxay.  Waxaana marxuumka Allaha awooda leh uga baryaynaa in uu jannatul firdowsa galiyo  marxuumku wuxuu ku caan ahaa Dadnimo wanaagsan, Deeqsinimo, Garawshiiyo, Dulqaad, ururin, xidhiidhin.Gobanimo iyo guurtinimo waxaannu ma labaad marxuumka Alle uga baryaynaa godka u nuuro jannatul firdawsana ka waraabiyo Aammiin

 

 

Guddoomiyaha Ururka Samafalka Gaaroodi
Deeq Cabdi Digale

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>