Tacsi ku socota Caqiil marxuum Maxmuud Cali Cade Gude oo ku geeriyoday Bristol Uk

Filed under: Features |

Dhamaan Jaliyada somaliland ee uk  ,Maxamed Yusuf ,Diirqadhaadh,Siciid Cabdi Dheen ,Naasir Mohamed Cali ,Cabdi iidle dheere ,Maxmuud Lugwayne , Ismaaciil Lugwayne , SheekhEng: Maxmuud Xasan Caraale ,Xasan Macalin,Abokor Maxamed,Maxamed Xasan Jafal,Maxmuud labaraad,Khadar Kodbuur,Yusuf Cabdi Dheen,Cabdi Dheere ,Eng:Cabdilahi Shiraqle,Ciise Xuseen , Muuse Botaan ,Safiya Cusmaan Yusuf ,Maryan Xaashi ,Amiina Xaashi Guleed, Axmed Xaashi Guleed , Ismaciil Xaawo,Faysal Hadame waxay tacsi tiiranyo leh u  dirayaan  dhamaan Qoyskii iyo Caruurtisii Geerdii Naxdinta lahady ee ku timid ale haw naxariistee Caaqil Marxuum Maxmuud Cali Cade gudo in ilahay samir iyo imaan  ka siiyoisagana janatal farduus ka waraabiiyo  , isaga oo marxuumku qayb libaax ka qatay halgankii wadanka lagu xoraynayey iyo dib u dhiskii isaga oo hayado samafala hormuud kaa ahaa siiba wax barashada.

Amiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>