WAXA AAN HAMBALYO U DIRAYAA DHAMAAN XUBNAHA URURKA SAMA FALKA AH EE HAL-DOOR ORG EE DAAFAHA DUNIDA KU KALA NOOL

Filed under: Features |

WAXA AAN HAMBALYO U DIRAYAA DHAMAAN XUBNAHA URURKA SAMA FALKA AH EE HAL-DOOR ORG EE DAAFAHA DUNIDA KU KALA NOOL, SANAD GUURADA 1AAD EE KA SOO WAREEGTAY ASAASKII HAL-DOOR, IYO SANAD KII TAGAY WAX QABAD KII HAL-DOOR WAXA MAHAD LEH ILLAHAY, MARKA LABAAD WAXA MAHED ISKA LEH XUBNIHII UGU HOREEY EE UU KAY IMID FIKIRKA ASAASKA URUR LA AASASO, WAXA KALOO AAN U MAHAD CELINAYAA DHAMAAN XUBNAHA HAL-DOOR OO AH QAAR DAACAAD AH KU SIFOOBAY WANAAG IS KAASHI WAKHTIGOOD U HURAY MAAL KOODANA U HURAY WAXA KALOO AAN HAL-DOOR KU AMAANAYAA WAX QABAD KII SANAD KII TAGAY OO AH WAX QABAD MUG LEH, WAXA AAN KU DHIIRI GALINAYAA DHAMAAN XUBNAHA HAL-DOOR IN AY HALKAA KA SII WADAAN WAX QABADKII, INSHA ALLAH GUUL REER HAL-DOOR MEEL KASO AAD DUNIDA KA JOOGTAAN

ASAD YUSUF ISMAACIIL

SEATTLE WASHINGTON

GUDOOMIYIHII HORE HAL-DOOR ORG

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>