Atlanta Falcons oo Faraciddi Leh Kaga Baxsatey Seattle Hawks (By Jaahuur)

Filed under: Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay |

Atlanta-Jan-14-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormqdeena ciyaaraha waxaynu maanta tageyna xagaaiyo Mareykanka iyo (NFC) oo xaley foodda isla galeen Atalnta Falcons iyo Seattle Hawks.

Ciyaartan oo ka tirsaneyd horyaalka (NFL) American Football League  ayaa runtii ahayd ciyaar aad u xiissa badneyd oo la wada sugayey kana mid ahayd (play Off).

Asxaabtay ciyaartan oo ay ka soo qeybgaleen dadweyne aad u badan iyo dabcan taageerayaasha labda dhinac ayaa qeybtii hore ee ciyaartu ku soo dhamaatey Atalnta Falcons 20 iyo Seattle Hawks 0.

Qeybtii dambe ee ciyaarta markii la iskugu soo noqdey ayaa Seattle Hawks boodhka iska jaftey waxaana lagu kulmey ama laiskugu yimid 28 dhibcood Seattle Hawks-27 dibcood Atalanta Falcons ciyaartana waxaa ka hadhsanaa oo kaliya 8 ilbidhiqsi oo kaliya.

Haddaba laba tuuryo oo dhaa-dheer(Passing) uu tuurey (QB) Atlanta Falcons Matt Ryan waxaana u suurta gashey iney ka fa’iideystaan (Field Goal) waxayna ku badiyeen 30 Seattle Hawks 28.

W/Q Jaahuur

qurbejoognews.com

jjaahuur@hotmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>