fanaanka aad looga daba dhacay qaadiro jacayl oo habeenki xalay ahaa show aad weyn ka dhigay caasimada dalka ugandha+yo showga oo marlaabaad laga codsaday inuu ku soo celiyo

Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay |

(KampalaSDN) habeenki xalay ahaa aa waxa caasimada dalka ugandha show aad uu weyn ku qabtay fanaanka weyn ee qaadiro jacayl oo ay ku wehelinayan fananinta rer kampala ,hadabo fanaanka weyn qaadiro jacayl ayaa waxa uu halka ku soo ban dhigay qaab masraxeed aad uu heer sareeya iyo heeso aad uu macaan oo ay aad ugu riyaaqen dhamaan somalida ku dhaqan caasimada dalka ugandha .
Hadabo fananka oo showgiisa aad loola dhacay ayaa waxay somalida ku dhaqan dalka ugandha ay ka dalbadeen in dib loogu soo celiyo showga iyago ay ka danbaysay markii aad loola dhacay qaab masraxeedkiisa iyo heesihiisa halasiga badan.


Hadabo anago waraysiyo xiiso badan idinka hayna waxad hada nagaula nasataan sawirada iyo sida uu ruxay qulubta shacabka reer kampala fanaanka qadiro jacayl .

SOMALIDIASPORANEWS UGANDHA /KAMPALA

WARIYE KHADAR BITIJOR

khadarbitijoor@hotmail.com
+256791661106

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>