Ururka Xaqsoor ee Uk oo soo dhawayn Balaran u sameyey Fanaanka Cabdirashiid Cali Xamari oo soo Gadhay London

Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay |

London 15 Jan 13 (SDN) Tageerayasha urur siyaasadeedka Xaqsoor ee uk ayaa waxay soo dhawayn balaran u sameyeen fanaanka Cabdirashiid Cali Xamari oo boqasha gaban ku jooga caasimada wadankan London ,Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xaqsoor Marwo Rooda Cusmaan Mustawi oo u waramaysa qurbejoog.com ayaa waxay u shegtay in soo dhawayntan uu mutastay Fanaanku markii u ka hadlay xasauuqi loo geestay shacabka iyo Guurtida ka amuustay ilaa hada waxa kale oo sheegtay inay Bilad Sharaf Gudoonsinayaan Fanaanka taas oo ugu baaqday tageerayasha ururka ee uk inay ka soo qayb gaalaan soo dhawaynta fanaanka oo mudo gaban inala joogi doona , fanaanka oo dhankiisa ka hadlaya ayaa waxa uu u mahad celiyey dadwaynahii soo dhaweyey waxana uu shegay inuu u yimid sidii u heeso cusub oo wacyi galina u samayn lahaa ,fanaanka aya dhawaan soo saray heeso loga soo jeedo xukumada somaliland . waxa uu dhawaan soo saray hees cusub oo la yiraa guurtida oo  u dhibay Abwaanka dada yar Axmed Fartaag oo reer Qatar .

Halkan kaa daawo Heestii Guurtida.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>