War degdega Gudoomiyahii ururka Ummada Dr Maxamed Gaboose oo ku biray ururka Wadani iyo xafladii oo lagu jiro qaban qabadedii

Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay |

Hargaysa14 Jan 13 (SDN) Wada hadal u socday  ururka ummada iyo xisbiga wadani ayaa labada urur siyaasadeed ayaa waxay u shegeen qurbejoog.com in uu  wada hadalkaasi guul ku soo dhamaday iyada oo hada lagu jiro qaban qabadii xaflada lagu soo dhawaynayo ururka ummada ,waxa kale oo uu Dr Gaboose la hadlay dhamaan tagerayashiisa qaradaha aduunka in tageeradooda ku biriyaan xisbiga wadani , tageeradan ayaa waxay noqonaysaa mid uu guul ah oo u soo hoyatay xisbiga wadani . waxii wara ee ku soo kordha kala soco qurbejoog.com

 

Hargaysa Qurbejoog.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>