Maxamed Haruun Xoghayahii Arimaha Dibada Ee Xisbiga UCID-Oo Xilkii Iska Casilay

Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay |

London 15Jan13(SDN) , xoghayahii arimaha dibada ee xisbiga UCID- mudane Maxamed Haaruun Biixi ayaa  iska casilay xilkii uu ka hayay xisbiga UCID.  sida aanu ku helay ilo ku dhawdhaw xisbiga ucid oo noo xaqijiyey is casilaada Xoghayaha Arimaha dibada ee xisbiga ucid   Mudane  Maxamed Haruun  oo ah siyaasi rugcadaa ayaa waxa uu  mudo laba wiiga laga joogo u gudibiyey warqada iscasilada gudoomiyaha xisbiga Ucid isaga oo ilaa hada ka hayn wax jawaaba .Ilaa hada ma cada sababta rasmiga ah ee uu isu casilay xogahayaha arimaha dibada ee xisbigaasi UCID- lamana garan karo in arintani .

qurbejoog London

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>