Ghana Iyo Mali oo Guryahoodii u Kala direy Niger Iyo Congo (Cup Of Nation-2013-ByJaahuur)

Filed under: Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay |

Port Elezabeth-South Africa-Jan-29-2013-qurbejoognews.com-Akhyartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku qadaadhigeynaa Ghana oo samarsiisey Niger iyo quarter Finalkii oo la soo guda galey.

Haddaba shacabweynaha ciyaaraha jecel waxay sadaalinayaan in xulka Ghana qarka u saaranyahay inuu ku guuleysto Koobka Afrika (Cap Of Nation)

Saadaashan waxay diiradda ugu sareen waa xulka aan wali laga badin saddedii ciyaarood aay soo ciyaareen kana soo baxeen Group B haddaba The Black Stars waxay foodda is dari doonaan quarter Finalka Cape Verde Sabtida soo socota Haddii Alla yidhaa.

Asxaabtay ciyaartii dhexmartey Ghana iyo Niger ayaa aad u xiisa badneyd waxaana 3-0 ku badiyey xulka Ghana,Niger- na gool la’aan ayey ka huleeshey.

Ciyaartii kale ee ku xigtey waxay dhex martey Mali iyo Congo waxayna ku soo gabagabodey 1-1,Mali-na bar-bardhacaas ayey u bahneyd kuna soo baxdey waxayna Durban ku balansanyihiin South Africa.

W/ Qorey Jaahuur

qurbejoognewws.com

jjaahuur@hotmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>