Hambalyo Meher: Aqoonyahan Mustafe Cabdi Iidaan iyo Marwo Huda C/Raxmaan Axmed

Filed under: Features |

Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi), Axmed Saleebaan Birinbir, Prof Cabdiraxmaan Xasan Nuur, Mahad Ciise Xirsi (Boos), C/Qani Muxumed Cige (Farxaan), C/Raxmaan Guuleed Kaahin, Sayid-Cali C/Raxmaan Axmed, C/Casiis Xirsi Warsame, Abshir Askar Maxamed, C/Raxmaan Axmed Xasan (Buraale) iyo guud ahaan Bahda Akadamiga Waxbarashada iyo Cilmi-baadhista ERA… Waxa ay duco, hambalyo iyo bogaadin hufan u dirayaan Agaasimaha Akadamiga ERA

 

Aqoonyahan Mustafe  Cabdi Iidaan iyo 

Marwo Huda C/Raxmaan Axmed

 

Oo maanta 01/Feberweri/2013-ka meherkoodu ka dhacay Maansoor Hotel, Hargeysa…. Waxa ay leeyihiin noqda reerkii aqal-galkooda ku gaadha guul iyo barwaaqo……. Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu farax… Aamiin

 

 

 

Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)

Hargeysa

saedmgahair@hotmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>