Wiil Ku nool magalada muqdisho oo naftiisa halis ku jirto Jacayl uu u qabay fananada ikraan caarale

Filed under: Features |

London 1Feb(qurbejoog) waa sheeko aad u dheer lakiin waxan ka soo qabanaynaa qayb ka mida markii ay ehelada qaar ka mida wiilka ay nooga shekeyeen qisadan waxyabahii u miihmka ahaa iyada oo arintan dad badani la yabeen oo hadal haynta ugu badan taala muqdisho ,wiilkan oo magaciisa lagu soo gabiyey Maslax wilkan ayaa jacayl xad dhaafa u qaday fananada Ikraan Caraale wilkan oo aad u xiisayn jiray muqalada iyo heesaha fananada ikraan caraale iyo maqalka sheekeyinkeeda waxa uu isku dayey inuu raadiyo meel laga helo qaabka ugu haboon hase ahaate uma surto galin maalin maalmaha ka mida waxa uu ogaday inay ku aqal galayso magalada hargaysa hase ahate waxa nolasheedii soo galay qalqal iyo wal wal xoog  leh balse habeeno ayaa waxa isaga oo ku jira alada internetka waxa uu dawaday sawirada arooskeeda iyo aqalgalkeeda waxana keentay in uu ka go;o raashinka wiilkan aya hada jooga gurigiisa oo ku yala degmada shibis xaladiisuna ay marayso meel xun oo ilaa hada walidkiisu ay ku qasbaan cuntada oo aan wali ka goin arinkaas waxa kale oo loo shegay fananada inay hada ilmo dhashay oo ku noshay wadanka uk ee cariga ingriiska magalada London .

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>