Ghana oo 2-0 Ku Saloolatey Cote Verde Quarter Final Cup Of Nations 2013 ( By Jaahuur)

Filed under: Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay |

Nelson Mandela Bay Stadium-Feb-02-2013-qurbejoognews.com-Akhyarrtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku lafagureyna dabcan horyaalka Afrika oo la soo guda galey Semi Final.

Haddaba iyada oo biloodey Semi Finalkii xulkii laga badiyaana waxuu u baqoolidoona xaafadahoodii.

Saaxiibayaal labada xul ee maanta inoo furey foodana isla gaey waa Ghana iyo Cote Verde waxaana ka soo qeyb galaey dadweyne aan la soo koobin kari iyo dabcan taageerayaasha turumbooyinkooda wata ee labada dhinac.

 Runtii ciyaartan oo aad u xiisa badneyd ayaa qaybteedii hore daqiiqaddii 54-aad waxaa Ghana u suurtooydey oo nasiibkoodii siiyeyPenalty ama rigoore waxaana u saxeexwy Mubaarig Wakaso.

Qeybtii labaad ee ciyaarta oo runtii ku dhamaatey isxagxagasho iyo haraanti farabadan iyo siidhi badan uu arbitarahu ciyaartooyda raaxada kaga qaadey ayaa daqiiqaddii 90+5 waxaa goolkii labaad ee qalbi jabka niyadda ugu dajiyey gGhana Mubaarag Wakaso .

Arbacada soo socota Ghana waxay la ciyaareysaa Burkina Faso haddii alla yidhaa.

W/ Qorey Jaahuur

qurbejoognews.com

jjaahuur@hotmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>