Barnaamij Gaara oo aanu ka diyaarinay Sanad guurada 31aad ee maalintii Dhagaxtuurka Hargeysa(DHGEYSO)

Filed under: Features,Wararkii ugu Dambeeyay |

Hargeysa Feb 21,2013(SDN)-Waxa maanta si heer qarana looga xusay magaalada Hargeysa sanadguuradii 31aad ee ka soo wareegtay dhagaxtuurkii Hargeysa ka dhacay bishii Febaury 20keedii ee sanadii 1982dii.

Baarnaamij gaara oo aanu idiinka diyaarinay sanad guuradii 31aad ee maalintii Dhagaxtuurka Hargeysa ayaanu halkan idiinka soo gudbineynaa.

Wariyahayaga magaalada Hargeysa Yusuf Ismaaciil ayaa warbixintan ee dhegeysi haboon

SDN-Hargeysa
contact@somalidiasporanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>