Dhamaan qoyska ilma Mohamed nuur (BITIJOOR) iyo dhmaan reer xusen yusuf ku nool aduunka dacaladiisu waxay hambalyo dhalasho farxad leh u dirayaan xaji abdi kariin xaji Mohamed nuur (bitijoor) iyo muna yusuf awaale oo xalay wiil ugu dhashay magaallada hargaysa ee caasimada Somaliland

Filed under: Features |

Dhamaan qoyska ilma Mohamed nuur (BITIJOOR) iyo dhmaan reer xusen yusuf  ku nool aduunka dacaladiisu waxay  hambalyo  dhalasho farxad leh u dirayaan xaji abdi kariin  xaji Mohamed  nuur (bitijoor) iyo  muna yusuf  awaale oo xalay wiil ugu dhashay magaallada hargaysa ee caasimada Somaliland .

Waxaa wiilka loo  bixiyey. Sacad xaji abdi kariin xaji Mohamed nour

Dadka tahniyada diraya waxaa kamida 1.      Hooyo aamina

2.      Hooyo casha

3.      Ahmed nasir maxamed nuur iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

4.      Layla maxamed nuur iyo xajigeeda iyo caruurteeda

5.      Yasmiin maxamed nuur xajigeeda iyo caruurteeda

6.      Farax maxamed nuur xajigeeda iyo caruurteeda

7.      Yusuf maxamed nuur iyo xaaskiisa

8.      Maxamuud maxamed nuur

abdi casiis mohamed nor iyo xaaskiisa caruurtiisa

10.  Cabdi kariin maxamed nuur iyo xaaskiisa

11.  Muna maxamed nuur iyo xajigeeda iyo caruurteda

13.  Xusen maxamed nuur

14.  Ayaan maxamed nuur xajigeeda iyo caruurteda

15.  Istahil maxamed nuur iyo xajigeeda iyo caruurteeda

16.  Cabdi wahaab maxamed nuur

17.  Cabdi lahii maxamed nuur

18.  Cismaan maxamed nuur

19.  Khalid maxmed nuur

20.  Cali iid maxamed nuur

21.  Nimco maxamed nuur

22.  Warda maxamed nuur

23.  Hibo maxamed nuur

24  cabdi casiis bashe xaji abdi yusuf

 25 mustafe yusuf awale

 

Dhanka kale waxa  halkan hanbalayadan ka diraya  dhmaan xubnaha qoyska ila xusen  yusuf

 

 

 

 

waxa ayna leeyihiin Sacad soo kor Illaahna hakaa dhigo kii diintiisa iyo dadkiisa iyo dalkiisaba anfaca.

 

Amiin amiin 

Wariye khadar bitijoor

 Ugandha

 Office

 

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>