TACSI: INAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Filed under: Features |

Haddaanu nahay maamulka, Macallimiinta iyo dhamman shaqaalaha Al-mustaqbal Boarding Schools waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Sh. Claahi bashe iyo dhammaan reer Daahir jaamac, geeridii naxdinta lahayd ee ku timi hooyadii Faaduma Jaamac oo ku geeriyootay magaalada Hargaysa waxaana aanu marxuumadda ilaahay uga baryeynaa inuu jannatul fardawsa kawaraabiyo eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootayna samir iyo iimaan ka siiyo.


Ammiin————- Ammiin———————- Ammiin

1- Maamulaha Dugsiga dhexe Axmed Maxamed XAsan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>